Ha’adda nabad sugida Puntland PSS oo loo magacaabay agaasime cusub

Garoowe,30 March 2013 Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxman Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa agaasime cusub u magacaabay hay?ada nabadsugida Puntland PSS, agaasimaha cusub ee ha?ada PSS Cabdiraxman Yuusuf Faarax ayaa horay wasiir ku xigeen uga soo noqday dawladdii KMG ?ahayd ee madaxwayne Shariif Shiikh Axmed.

Agaasimihii hore ee hay?ada nabadsugida Puntland Security Service PSS C/wali Cawaale ayaa shaqada uga tagay arrimo la xiriira ?caafimaadkiisa sida la sheegay? waxana uu xafiiska qabtey August 2012.

Ha?ada nabadsugida Puntland ee PSS ayaa ah ha?ad ka shaqaysa arimaha la xariira xogta ammaanka Puntland.

Diiwaanka wararka Daljir.

(C X)

?

Home – Default

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0