Ha Yaabin, Argagixisadu waa Laan Siyaasadda Dibadda ee Dalalka Qaar!

Gumaysigu waa kala nooc. Dadka la gumaysto, nooc kastaba ha loo gumaysto e, ayana waa kala jaar, laakiin waxa ay ka simanyihiin aqoon xumo, caddaalad darro, faqri, iyo liidasho hoggaanka siyaasadda. Gumaystaha oo ka faa’iideysanaya intaas oo liidnimo waxa uu fashaa wadiiqooyin kala duwan oo uu ku fushado danihiisa siyaasadeed iyo dhaqaale, qaacidaduna mar kasta … Continue reading Ha Yaabin, Argagixisadu waa Laan Siyaasadda Dibadda ee Dalalka Qaar!