“Guurso, Geed Beer” Waa Olole looga dhawaaqay degmada Burtinle (dhegayso)

“Guurso, Geed Beer” Waa Olole looga dhawaaqay degmada Burtinle (dhegayso)

Dhalinta is-xilqiimayaasha ah ee magaalada Burtinle ee la baxay Guusha Soo Raac ayaa magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal uga dhawaaqay hal ku dhig cusub oo lagu dhiraynayo magalada Burtinle iyo deegaamada hoos yimaada.

Halku dhigan oo la yiraahdo “Guurso, Geed Beer” ayaa loogu talagalay laba qof oo walba oo is-guursanaysa wiil iyo gabar inay geed beeraan.

Hadaba wariyaha Daljir ee Qardho Maxamuud Fantastic ayaa ka waraystay sidii uu ku yimid hal ku dhigan guddoomiyaha dhalinta Guusha Soo Raac Cabdixaafid Cabdirisaaq Axmed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Maxamed c/lahi cali 6 years ago

    Waan soo dhawaynayaa dhalinyarada burtinle ee la yimid qorshaha wanagsan ee deegaanka lagu dhiraynayo

  • Maxamed c/lahi cali 6 years ago

    Waa wax lagu farxo in cadaaladu sarayso oo qofkasta la marsiiyo wuxu ka qabo sharciga

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com