Site icon Radio Daljir

Gurtida Cabudwaaq oo kaso horjeestay Qaabka loo xulayo Erayda Golaha degaanka Cabudwaaq (dhegayso)

Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug u magacowdey Sooxulida ergada soo dooraneysa Golaha deegaanka,iyado Maamulka Galmudug ay ku edeyeen in Caqabad uu ku yahay dib Heshiisnta beelaha Gobalka Galgaduud.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan kasoodiray Caabudwaaq

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac8eb430101002989e17f47/Ayaanle+warbixin.mp3?_=1
Exit mobile version