Site icon Radio Daljir

Gudoonka Waxbarashada Qardho oo Farriin u Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed (dhegayso)

Gudoomiyaha waxabrashada degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye, ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay dalkooda wax u bartaan kana dheeraadaan tahriibka, qabyaaladda iyo falalka argagixisada oo saamayn kuyeeshay.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59857dfe0a0100a6fa3282f6/Codka+Gudoomiyaha+waxbarashada+degmada+qardho+siciid+5_8_2017.mp3?_=1
Exit mobile version