Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland waa Ismaaciil Maxamed Warsame

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland waa Ismaaciil Maxamed Warsame

Gudoomiye kuxugeenka 2-aad ee Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa ku guulaystay mudane Ismaaciil Maxamed Warsame oo helay 45 cod

waxaana  la soo gaba gabeeyay  doorashadii gudoonka Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa oo saaka saacau markay ahayd 7:30  subaxnimo soo bilaabatay .

Ismaaciil Maxamed ayaa waxa uu horay u soo noqday wasiirkii hore ee cadaalada iyo xoghayihii hore ee Baarlamaanka Puntland mudo 5 sano ah .

Gudoomiyaha golaha wakiilada ee Puntland Cabdixakiin DhooboDaareed ayaa isla goobta ka sheegay in caawa ama galabta la soo magacaabi doono guddiga doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com