Gudoomiye Jawaari oo la Kulmay Dhigiisa Masar

HomeWararka

Gudoomiye Jawaari oo la Kulmay Dhigiisa Masar

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa Khamiistii Booqasho ku aaday Dalka Masar halkaas oo uu ilaa hadda ku suganyaha

Doorashadda guddoonka Barlamaanka Jubbaland oo kismaayo ka dhacaysa
Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo meelmariyeey Xubnaha Guddiga madaxa Bannaan ee La-dagallanka Musuq-maasuqa
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa Khamiistii Booqasho ku aaday Dalka Masar halkaas oo uu ilaa hadda ku suganyahay.

Inta oo joogo Qaahira waxaa uu la kulmay mas’uuliyiin hore oo soo maray dowladdihii soo maray Somaaliya waxaana ka mid ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/Qaasim Salaad Xasan iyo kuwo kale.

Guddoomiye Jawaari waxaa uu booqday dhismayaal iyo goobo kale oo muhiim ah oo ku yaalla dalka Masar,waxaana halkaas kula sugnaa mas’uuliyiinta dowladda Masar u xilsaartay qaabiladda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: