Site icon Radio Daljir

Gudoomiye Faraweyne: “Afka kala Biqimaynee Alshabaab waan iska Celinaynaa” (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo ka hadlayey munaasabad lagu xusayey 1da Luuliyo ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha midnimada Soomaaliya, hanka Soomaaliland iyo dagaalka kadhanka ah kooxda Alshabaab.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59573ae00201007c5e927542/Faraweyne.mp3?_=1
Back to Home page