Site icon Radio Daljir

Gudoomiye Faraweyne oo Ka Digey Weerarada Alshabaab Shacabkana Digniin u Diray (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in Alshabaab ay maleegayso falal argagixisanimo iyo weeraro gaadmo ah kadib qarixii Af-urur, isagoona shacabka ugu baaqay inay ka digtiinaadaan.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59ad28b5050100b237126576/Cumar-Faraweyne-.mp3?_=1
Exit mobile version