Duqa magaalada Mexico City oo ah caasimada dalka Mexico ayaa qaaday talaabo la yaab leh oo caalamka ka fajacisay kaddib markii uu guursaday Yaxaas haweeney ah.
Arintan la yaabka leh ayaa waxaa loo sameeyey xaflad weyn iyadoo aroosada Yaxaasada ah loo soo xiray taajka loo xiro aroosyada.
Kooxaha muusika ayaa Yaxaasada Amiirada ah ku soo wareejiyey qeybo ka mid ah magaalada Mexico City, iyadoo xiran dhar qurxoon taasoo ka yaabisay dad badan, iyadoo ugu dambeyn lagu mehriyey duqa magaalada.
SAWIRRO
Dhigaal Cusub
« Hargeysa: Fursad Shaqo UNODC – Darawal
« Hargeysa: Fursad Shaqo UNODC – Darawal
Dhigaal Duug ah
Ciidanka Dowladda, “Ma Haysano Hub aan kula Dagaalano Alshabaab” (daawo) »
Ciidanka Dowladda, “Ma Haysano Hub aan kula Dagaalano Alshabaab” (daawo) »