Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha Waxbarashada Karkaar iyo Barbaarinta Carruurta (dhegayso)

Gudoomiyaha waxbarashada gobolka Karkaar ee Puntland Bashiir Axmed Gaala-eri, oo lahadlay Daljir ayaa ka warbixiyey sida ugu haboon ee lagu barbaarin karo ubadka, wuxuuna farriin u diray waalidiinta reer Puntland.

DHEAGYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5960a548020100d60597ae9f/Codka+bSHIIR++sax.mp3?_=1
Exit mobile version