Site icon Radio Daljir

Gudoomiyaha Gudiga lasocdka Dastuurka oo la Kulmay Xildhibaanada Federaalka (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho Gudoomiyaha Gudiga lasocodka iyo dib u eegista Dastuurka Dalka ayaa maanta la kulmay Xildhibaanada Labada Gole ,waxaana muhiimada kulanka ahaa Arimaha dastuurka dalka.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir Yuusuf irshaad ayaa Warka kaso diray Muqdisho
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59bd69430401006d7175ca5f/War+Cabdiqaadir+Yuusuf+irshaad+++Gudiga+La+Socodka+iyo+Dib+u+eegista+Dastuurka+Dalka+.mp3?_=1

Exit mobile version