Site icon Radio Daljir

Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Qardho ee Musiibadi Zoobe oo Kawarbixiyay Halkay Wax marayaan (dhegayso)

Maxamad siciid ciise Hogaamo Duqi Hore Degmadda Qardho ,hadana ah Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Gobalka Karkaar ee Masiibadi isgooyska zoobe ayaa Radio Daljir uga warbixiyeey Halkay wax u marayaan dhaqaalaha ay hayaan iyo halkay ku wareejinayaan.

dhegayso Waraysiga

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59eb117e0001007bab3f683c/Waraysiga+hugaamo+.mp3?_=1
Back to Home page