Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka oo sheegay waqtiga ay bilaabaneyso codeyntu.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka oo sheegay waqtiga ay bilaabaneyso codeyntu.

Gudoomiyaha gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya Sanatar Cabdiqani Geelle ayaa sheegay in qorshaha waqtiga ay bilaabaneyso codbixintu ahaa 11 ka barqanimo ee maanta balse dib u dhac ku yimid.

Waxa uu goobta doorahsada ka sheegay in codeyntu bilaaban doonto 2 da duhurnimo.

Wali waxaa ka maqan hoolka doorahsada qaar ka mid ah xildhibanaada iyo musharixiinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com