Gudoomiyaha Gobolka Mudug, “Ma Jirto Xiisad Gobolkaan Ka Jidha” (DHEGAYSO)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo is dhexgalka, isagoona beeniyey warar sheegayey inay jiraan xiisado ka aloosan gobolkaasi.

HOOS KA DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Gudoomiyaha Gobolka Mudug, “Ma Jirto Xiisad Gobolkaan Ka Jidha” (DHEGAYSO)”

  1. maryuuma

    taaas beenin laguma beenin karo oo laba jirkaba og qorax sacabada in lagu qariyo oo kale la rabo ban u arkaaa

U Jawaab maryuuma Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com