Site icon Radio Daljir

Gudoomiyaha Gobolka Mudug, “Ma Jirto Xiisad Gobolkaan Ka Jidha” (DHEGAYSO)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo is dhexgalka, isagoona beeniyey warar sheegayey inay jiraan xiisado ka aloosan gobolkaasi.

HOOS KA DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58f5a80e080100567b50004b/Abgaalow.mp3?_=1
Back to Home page