Site icon Radio Daljir

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo Ka Warbixiye Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Gobolka (dhegayso)

Tirakoobka guud ee shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa ka socda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, waxaana radio Daljir arrimahaasi uga waramay gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje.

DHEGEYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591d69710301000443b0e59c/Waraysiga+gudoomiyaha+gubolka+karkaar+18_5_2017+by+fantasticmp3.mp3?_=1
Exit mobile version