Site icon Radio Daljir

Gudoomiyihii Gobalka Hore ee Shabeelaha Hoose oo ka Hadlay Xaaladda Amaan ee Gobalka (dhegayso)

Cabdulqaadir Nuur Zidii Gudoomiyiyihii Hore ee Gobalka shabeelaha Hoose oo maanta Muqdisho kula hadlayeey Warbaahinta ayaa ka hadlay Xaaladda amaan ee gobalka iyo ciidankii dhawaan lagu layeey Bariire ,isago tacsi u diray ehelki iyo asxaabtii ay kadhinteen ciidanka.

Sido kale shacabka Bariire ayuu ugu baaqay Ciidamadda xooga in la bad baadiyo ,isago shegay in dowladda looga bahanyahay in dadkaa shacabka ah la difaaco.

Hoos kadhegayso codka

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d8ccd2030100402bed59d6/Cqaadir-Maxamed-Nuur-Siidii.mp3?_=1
Exit mobile version