Gudoomiyaha Degmadda Ceelbuh ee Gobalka Sanaag oo ka hadlay eedeymo loo jeediyeey (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmadda Ceelbuh ee Gobalka Sanaag oo ka hadlay eedeymo loo jeediyeey (dhegayso)

Axmed Cali Aadan Guddoomiyaha degmadda Ceelbuh ee Gobalka Sanaag oo Waraysi Gaar ah sinayaay Radio Daljir ayaa ka jawaabay eedeymo u jeediyeen qaar kamid ah dadka degaanka Ceelbuh,kaas oo ku aadana wax qabasho la’aan xagga Hormarka ah.

Axmed Cali Aadan oo Gudoomiyaha Degmaddas ahaa Muddo ku dhow 40 Sano ayaa sheegay intuu xilka mudaadas Hayeey inuu wax badan qabtay ,isla markaana Hormar uu ka sameyeey degaaanka.

Dadka dhaliilaya Maamulkiisa ayuu ugu baaqay inay Fagaaraha yimadaan ,isla markaana ay ku cadeyaan Wax qabad la’aanta ,iyado dadku codsanayaan in Golle degaan loo sameeyo Ceelbuh.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com