Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo Ku Wajahan Jowhar

Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo Ku Wajahan Jowhar

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa Saacaddaha Soo socda in uu gaaro Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

Mudane Cusmaan Maxamed Barre Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa waxaa uu doonaya in uu wax ka qabto Xilka qaadistii Shalay lagu sameeyay Madaxweyne Cosoble.

Xildhibaano ka tirsan Baarlaamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa Risaala u sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu dhexdhaxaadin ka dhex bilaabi doono Xildhibaanada Baarlamaanka oo ku kala qeybsan xilka ka qaadistii Cosoble.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com