Gudiga doorashada heer federal oo qaadacay doorasho shalay kadhacday Jowhar.

Jowhar, Dec 11 2016-Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorasho la sheegay in doorashadii shalay kadhacday magaalada Jowhar ay ahayd midaan waxba kajirin islamarkaana aysan aqoonsanayn musharaxa lagu doortay.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com