Site icon Radio Daljir

Guddoonka Waxbarashada Degmadda Burtinle oo ka hadlay Waxbarashada degaanka (dhegayso)

Maamulihii hore e dugsiga H/dhexe ee degmada Burtinle Cabdiwali Cabdule Faarax ayaa maanta xilka si kumeel gaar ah ugu wareejiyay gudoonka waxbarashada ee degmada burtinle kadib markii uu ka cudur daartay in uu xilkaasi qabto maamulaha cusub ee lamagacaabay ,waxayan wasaarada waxbarashada ay go,aamisay in xilkaasi si ku meel gaar ah uu usii hayo inta ay wasaaradu ka soo magacaabayso maamule cusub.

Hadaba goobtii ay xilwareejinta ka dhacday waxaa saxaafada kulahadlay Gudoonka waxbarashada ee degmada Maxad Cabdule Cabdi Budeeye oo isagu xilkan laguwareejiyay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a426b190601000d01b72012/gudoonka+waxbarashada+burtinle+.mp3?_=1
Exit mobile version