Guddoonka Bangiga dhexe ee Somaaliya Wuxuu Noqon karra qof Ajanibi ah (dhegayso)

HomeWararka

Guddoonka Bangiga dhexe ee Somaaliya Wuxuu Noqon karra qof Ajanibi ah (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, 158 Xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 17 ay d

Ayax ku degay tuulooyinka Daarimi iyo Sariirgaraad ee Degmada Tuliguuleed
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xasan Heykal (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, 158 Xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 17 ay diiday.

Wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe gaar ahaan lambarkiisa 130aad ayaa ka dhigan in Bangiga Dhexe uu madax ka noqon karo shaqsi ajnabi ah, kuna imaan doona xeer loo cuskanayo xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe, kaasoo ay in qof kasta oo ugu dhibco sareeya, karti ahaan, aqoon ahaan iyo hufnaan uu noqonayo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.

Wariyaheena Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    ALLA SHIIKHOOW FAAN BADANAA!!.
    NO MORE…………..///.

DISQUS: