Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa kasoo horjeestay go’aankii madaxwaynaha Soomaaliya uu xilka uga qaaday.
Isagoo ka hadlayay idaacadda VOA-da ayuu sheegay inuu wali yahay guddoomiyaha maxkamadda sare, isagoona ku tilmaamay arrin sharci darro ah go’aankii xilka qaadista ee xafiiska madaxwaynaha kasoo baxay.
Waxaa uu sheegay in garsoorka uu ka madaxbanaanyahay laamaha kalle ee dowladda, islamarkaana uu shaqadiisa sii wadanayo.
Dhigaal Cusub
« Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Sare Burtinle fkf Mubaarak Sare Dhahar (dhegayso)
« Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Sare Burtinle fkf Mubaarak Sare Dhahar (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Banaanbax Kasocda Laascanood iyo Shacab la Xir xiray »
Banaanbax Kasocda Laascanood iyo Shacab la Xir xiray »