Guddoomiyihii Hore ee Barlamaanka Puntland oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka (dhegayso)

Guddoomiyihii Hore ee Barlamaanka Puntland oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka (dhegayso)

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire ayaa nasiib darro ku tilmaamay khilaaf madaxda Somalida ee ka aloosan Muqdisho, xilli dalal badani u kala tartamayaan sidii ay Somaliya u bililiqaysan lahaayeen.

Shire oo muddo 10 sano ka badan ka mid ahaa goleyaasha baarlamaanka iyo xukuumadda ee xilligii dawladihii KMG ahaa ayaa sheegay in inta badan khilaafka madaxda Federaalku uu salka ku hayo dano gaar ah, ayna tahay intaas laga gudbo oo loo guntado danta guud.

Axmed Sh. Max’ed Tallman ayuu Md. Saciid X Shire ugu warramay magaalada Bossaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com