Guddoomiyihii Degmadda Taleex ee Somaliland oo la dhawaacay

Guddoomiyihii Degmadda Taleex ee Somaliland oo la dhawaacay

Saraakisha Ciidamadda Somaliland ayaa sheegay in la dhawacay Guddoomiyihii degmadda Taleex ee U Magacdway degaankas Cabdirashiid ,iyago sheegay masuuliyin u hadlay Somaliland in ay ka dambeyeen dhawaca Guddoomiyaha Ciidamadda Puntland.

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in jidgooyo loo dhigtay Guddoomiyaha Xili habeen ah ,iyado la dhawacay Guddoomiyaha sido kale la dilay sarkaal kale oo katirsana Ciidamadda Maamulka Somaliland.

Dhaawaca Guddoomiyaha ayaa la sheegay in loo qaaday Magaaladda Laascanood ee Xarunta Gobalka Sool,halkaas oo lagu dabiibayo.

Dowladda Puntland wali kama aysan hadlin dhawaaca iyo sarkaal la dilay ee ay sheegayaan Masuuliyinta Maamulka Somaliland ,balse somaliland ayaa Ciidamo ka jogaan degmadda Taarikhiga ah ee Taleex.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com