Site icon Radio Daljir

Guddoomiye Siciid Anteeno, Banderbeyla iyo dabeylaha duufaanta wata ee deegaanka (dhegayso)

Xilli roobab dabeylo wato laga so sheegayo degaano badan oo Soomaaliya gaar ahan qeyb ka mid ah gobolada Bari, Sanaag iyo Waqooyi  Galbeed ayaa Radio Daljir xiriir la sameeyay Gudoomiyaha degmada Banderbeyla ee gobolka Karkaar, Siciid Anteeno.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b01aea5fd0000262097eed2/Waraysi_Siciid+Anteeno+bandarbeyla+2.mp3?_=1
Exit mobile version