Guddoomiye kuxigeenka degmada Gaalkacyo oo ku dhaawacmay qarax (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Gaalkacyo oo ku dhaawacmay qarax (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Gaalkacyo Farxaan Cabdi Gaafaa ayaa ku dhaawacmay qarax caawa looga shakiyay inuu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray, waxaana qaraxa uu ka dhacay xilli uu marayay bartamaha magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal ayaa radio Daljir uga waramay qaraxa caawa, jamaal Faarax Aadan ayuuna la hadlay.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com