Site icon Radio Daljir

GUDDOOMIYE CABDIXAASHI “Wax tixgelin ah lagama siin siyaasiyiinta gobolada Waqoyi shirarka arrimaha doorashooyinka” (WARBIXIN)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomalaaliya ayaa war qoraal ah oo uu soosaaray waxa uu kusheegay in shirkii Baydhabo ee Guddiyada Doorashada DFS iyo Dowladd goboleedyada aan laga qeyb galin siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada waqooyi.

wariye Cabdiraxmana waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay.

War Waaberi Shirka Beydhabo Qodobada Kasobaxay Iyo Qoraalka Cabdi Xaashi Soo Saaray (1) by Radio Daljir

Exit mobile version