Guddoomiyaha Waxbarashada G Karkaar: “Gabdhaha waxbarashada ha lagula dadaalo”

Guddoomiyaha Waxbarashada G Karkaar: “Gabdhaha waxbarashada ha lagula dadaalo”

Md. Bashiir Axmed Gaala-eri, Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Karkaar, ayaa ku taliyey in gabadhaha Soomaaliyeed waxbarashada lagula dadaalo oo la garab-istaago, nooc kasta oo waxbarasho aqooneed.

Hadalkan ayuu Guddoomiyuhu ka jeediyay xaflad arday quraanka dhamaysay oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey magaalada Qardho.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com