Guddoomiyaha Ururka Midnimadda Maakhir oo ka hadlay shirarka Muqdisho ka socda (dhegayso)

Guddoomiyaha Ururka Midnimadda Maakhir oo ka hadlay shirarka Muqdisho ka socda (dhegayso)

Guddoomiyaha Ururka Midnimada Maakhir, Cawad Cabdiraxmaan Xirsi, oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay kulamada ka socda Magaaladda Muqdisho.

Wuxuu sheegay in qodobada laga soo saaray Shirkii dhuusamareeb3 aysan waxba ka badalayn Dowladda Federaalka balse danno kale ay u jogaan Muqdisho Madaxweynaaayasha Maamuladda Puntland iyo Jubbaland.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com