Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Puntland oo faahfaahiyay doorashada guddoomiyaha (daawo)

Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Puntland oo faahfaahiyay doorashada guddoomiyaha (daawo)

Waxaa maalinimada Jimcada 8da subaxnimo la shaaciyay inay kadhacayso xarunta baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.

Musharixiin kalle duwan ayaa u tartamaya xilalkaasi oo badankooda kasoo galay baarlamaanka gobolada Sanaag iyo Bari.

Haddaba Xuseen Yaasiin Xaaji oo ah guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee baarlamaanka iyo Xaamud Ismaaciil Xirsi ayaa wariyaheena Maxamuud Cabdi Ibraahim uga waramay doorashada.

Hoos kadaawo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com