Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo sheegay in badi gobolka Sanaag aanay ka dhicin doorashooyinka SL(dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon Ismaaciil oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay inay ka hortageen doorashooyinka Somaliland inay ka dhacdo deegaanada gobolka ee maamulka Puntland uu ka arimiyo. Ciyoon ayaa sheegay doorashooyinka inay diideen shacabka iyo maamulka gobolka , waxaana uu sheegay inaanay dadku qaadan doonin sanaadiiq lagu wado gaadiidka dagaalka. Waxaa uu sheegay … Continue reading Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo sheegay in badi gobolka Sanaag aanay ka dhicin doorashooyinka SL(dhegayso)