Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo digniin Culus u diray Duqa Garoowe (Warsaxafadeed)

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo digniin Culus u diray Duqa Garoowe (Warsaxafadeed)

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdisalaan Xirsi Gujir ayaa maanta warsaxafadeed kaso baxay xafiiskiisa wuxuu digniin ugu diray Duqa Degmadda Garoowe Axmed Saciid Muuse oo ku eedeyey in uu si hoose ula shaqeeyo dowladda dhexe ee Madaxweyne Farmaajo.

Wuxuu ku eedeyeey Duqa inuu Garoowe kawaddo Oloole siyaasadeed oo lagu tageerayo Madaxweyne Farmaajo,isago sheegay in safar uu dhawaan Muqdisho ku tagay uu Kula kulmay madaxweyne Farmaajo.

Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa warqadda uu soo saaray waxaa ku qornaa in Duqa uu Garoowe ku shirsiyeey Nabadoono iyo xildhibaano si loo tageero dowladda dhexe.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka kaso baxay maanta Xafiiska Guddoomiyaha Gobalka Nugaal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com