Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare: ” Waa been in la xir xirayo Guddiga garoonka Cawaale”(Daawo)

Guddoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuuryare oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Gaalkacyo ayaa ka hadlay warar been abuur ah oo lagu baahiyeey Baraha bulshadda kuwaas oo ahaa in Ciidamo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ay tageen Gaalkacyo ayna xir xirayaan guddiga dhismaha Garoonka Cawaale.

Hoos kaga bogo shirka Jaraa’id ee Guddoomiyaha gobalka Mudug.

Exit mobile version