Guddoomiyaha Gobalka Bari oo la kulmay Guddoomiyaha maxakamdaha Ciidanka & kuwa madaniga ah (Daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Aminga Gobolka  Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta Shir Guddoomiyay shirka Aminga Gobolka shirka ayaa maanta waxa ay la Yeesheen Maxakamaddaha Ciidanka Iyo kuwa Madaniga ah, Shirka ayaa waxa ka soo qeyb Galay Labada Guddoomiye ku-xigeen Ee Gobolka Bari Iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari.

 

Hoos kaga Bogo Warbixin


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com