Guddoomiyaha gobalka Bari oo kormeeray xarumaha dowladda ee Bosaaso (Sawiro)

Guddoomiyaha gobalka Bari oo kormeeray xarumaha dowladda ee Bosaaso (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari ahna Guddoomiyaha Guddiga Hormarinta Gobolka Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, oo aay wahelinayaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari iyo Xubno ka mid ah Guddiga Hormarinta Dagmadda Bosaaso ayaa manta waxa ay bilaabeen kormeer shaqo aay ku mareen xarumaha Dowladda Ee ka howlgala Gobolka.

Ujeedka kormeer ka ayaa ahaa Dar-dargalinta iyo isla xisaabtan Howlaha shaqo aay qabtaan dhamaan xarumaha Dowladu iyo sidii looga shaqeeyn lahaa Hormarinta Gobolka, kormeerkan ayaa socon doona mudo dhowr beri ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com