Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha gobalka Bari oo kormeeray goobaha waxbarashada & Cafimaadka ee degmadda Iskushuban (Daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Abwaan oo ku sugan degmadda Iskushuban ayaa booqday goobaha waxbarashadda & Cisbitaalka degmadda iyo goobo kale oo Muhiim ah |Wariye Ficil Abshir Burkud ayaa Warbixintan Iskushuban ka soo diray.

Exit mobile version