Guddoomiyaha gobalka Bari oo kormeer ku marayaa degmooyin ka tirsan gobalka Bari (Sawiro)

Guddoomiyaha gobalka Bari oo kormeer ku marayaa degmooyin ka tirsan gobalka Bari (Sawiro)

Guddoomiyaha gobalka Bari Abdisamad yuusuf abwaan ayaa kormeer ku maraya degmooyin ka tirsan gobalka Bari,isago u kuur galaya xaaladda degmooyinkaas iyo baahiya bulshadu ay qabto.

Abwaan ayaa booqday degmooyinka Ufayn iy tasjiic ee gobalka Bari,iyado dhawaan degaanka tasjiic u ka da’ay roob khasaare geeystay isla markaana maamulka gobalka Bari horey u sheegay inay qiimayn ku soo samayn donaan khasaaraha ka dhashay robaabkas.

Sido kale Guddoomiye Abdisamad yuusuf abwaan ayaa booqday degmadda Ufayn ee gobalka Bari isago la kulmay odayaasha iyo waxgaradka degmaddaas,isago kala hadlay baahiya dhabta ah ee ay qabaan bulshadda degmadaas.

Xarumaha Hooyada iyo dhalaanka iyo goobo kale oo kuyaala degmadda Ufayn ayuu Boqoday Guddoomiye Abwaan,isago ka dhegaystay bahda caafimaadka waxyaabaha ay u baahanyihin ee addeega Bulshadda la xirira.

Hoos kaga bogo Sawiradda Booqashadda Ufayn iyo tasjiic

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com