Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo xaflad soo dhaweyn ah Muqdisho lagu qabtay

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo xaflad soo dhaweyn ah Muqdisho lagu qabtay

Bulshada ku nool Gobolka Banaadir ayaa manta xaflad qado iyo soo dhaweyn u sameeyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) iyo Maamulkiisa, iyadoo ay ka qeyb galeen xubno kala duwan.

Xafladaan ayaa waxa ka soo qeyb galay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Xildhibaanada labada Aqal ee dowladda Soomaaliya, Wasiiro, Odayasha Dhaqanka Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) oo ka hadlay xafladda ayaa uga mahadceliyay bulshada Gobolka Banaadir sida ay u garab taaganyihiin Maamulkiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com