Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland oo ka hadlay xariga Muuse Cali Jaamc (dhegayso)

Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland oo ka hadlay xariga Muuse Cali Jaamc (dhegayso)

Guddoomiyaha xafiiska difaacaha xuquuqul insaanka Puntland Maxamed Yuusuf Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay radio Daljir waxa uu ku faah faahiyay waxa ay kala socdaan xariga sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo habeenkii labaad kuxiran saldhiga bartamaha Bosaaso.

waxa uu sheegay in sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac lagu xiray warqad ka soo baxday Maxkamada Darajada 1aad ee gobolka bari,yana si dhaw ula socon doonaan xarigiisa.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com