GUDDOOMIYAHA DEGMADDA JARIIBAN MUUFO: “WAX CARQALAD AH OO KA DHACDAY GARACAD MAJIRTO,”(Daawo) Lakiman 3 years ago Guddoomiyaha degmadda Jariiban ee gobalka Mudug ayaa beeniyeey warar sheegaya in wafdi ka socday DP WORD laga celiyeey dekadda Garacad. Hoos kaga bogo.