Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha Degmadda Bander bayla oo Daljir uga waramay hormarada degmada (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Bandar Bayla ee Gobalka karkaar Siciid Aadan Cali Siciid Anteeno ayaa maanta waxa uu kormeer shaqo kutagay tuulooyin hoos yimaada degmada Bandar bayla ee gobalka Bari.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ujeedka safarkiisa deegaanadaasi uu ahaa hormarnta Adeegyada aasaasiga ah ee bulshada sida Caafimaadka , Biyaha iyo wadooyinka.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in deegaanadaasi lasiiyay mashaariicda JPLGga ee hormarinta degmooyinka.

Wariye Raaqiyo ruun maxamuud ayuu ugawaramaya adeegyada uu gaarsiiyay tuulooyinkaasi hoos yimaada degmada bandar bayla.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a40f269000100d27a74ec17/Gudoomiye+anteeno+.MP3?_=1
Exit mobile version