Guddoomiyaha degmadda Bander bayla oo daljir uga waramay biyo la’aan laga soo sheegayo degmaddas (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Bander bayla oo daljir uga waramay biyo la’aan laga soo sheegayo degmaddas (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Banadar Bayla ee gobolka Kar kaar Siciid Anteeno oo Waraysi gaar ah siiyay radio Daljir caawa ayaa sheegay in Abaar baahasan ay ka jirto degmadda oo saamaysay dadka iyo duunyadda .

Waxa uu sheegay gudoomiyaha sidookale in mashaarciidii horumarineed ee degmada ay istaagtay oo aysan jirin wax uga yimid dhanka dowladda iyo Hay,adahaba.

Gudoomiyuhu waxa uu ugu dambayntii sheegay in xaladdas ay u sii dheertahay doonyaha Jariifka ah oo ay kaluumaysatadu qaati ka taaganyihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com