Guddoomiyaha Cusub ee Boosaaso oo tirakoobay Shaqaalaha dowladda hoose (dhegayso/Sawiro)

Guddoomiyaha Cusub ee Boosaaso oo tirakoobay Shaqaalaha dowladda hoose (dhegayso/Sawiro)

Guddoomiyaha Cusub ee Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdislaan ayaa Maanta Tirakoobay shaqaalaaha Dowaladda Hoose ee Boosaaso,xili dhawaan Xilka uu si Rasmi ah ula wareegay.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com