Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo Badhan tagay (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo Badhan tagay (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo oo tagay magaaladda Badhan ,maamulka degmadda Badhan iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Badhan ayaa ku soo dhaweyeey magaaladaas.

Hadaba muxuu yahay ujeedka safarka wafdigan ee Badhan ,Wariye Maxamed xasan dhalo oo Badhan ku sugan ayaa ka waraystay ujeedka wafdigan ee badhan gaaray.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com