Guddoomiyaha Barlamaanka oo la kulmay Wafdi kasocda Qadar (Sawiro)

Guddoomiyaha Barlamaanka oo la kulmay Wafdi kasocda Qadar (Sawiro)

Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Amb Mohamed Mursal Sheikh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Amb. Xasan Xamza.

Safiirka waxaa kulanka ku wehlinaayay saraakiil ka tirsan Safaarada Qadar ee Soomaaliya.

Kulanka waxaa loogu hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood,sidoo kale kulanka waxa loogu hadlay wada shaqeynta baarlamaanada labada dowladood ee Qadar iyo Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa.

Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Amb. Xasan Xamza ayaa guddoomiyaha golaha shacabka kaga mahad celiyay sida diiran ee uu xafiiskiisa ugu soo dhaweeyay.

” Mudane guddoomiye waxa marka hore hambalyo iyo salaan kaaga wadaa guddoomiyaha baarlamaanka Qadar, dowladda Qadar waxay balan qaadeysaa iney dhinac walbo ka taageereyso golaha shacabka, waxa ka shaqeynaya sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada baarlamaan “. ayuu yiri Safiirka.

Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacbaka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in dowladda Qadar ay kaalin weyn ka qaadaneyso hormarka dalka ka socdo.

” Dowladda Qadar waxa ay qeyb weyn ka qaadaneysaa hormarka dalka ka socdo, barnaamijyo hormarineed oo shacabka wax weyn u tari doono mustaqbalka ayay dalka ka wadaa” ayuu yiri guddoomiyaha golaha shacabaka.

Guddoomiyaha ayaa safiirka kaga mahad celiyay dadaalada uu ku xoojinayo xiriirka labada dowladood iyo labada baarlamaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 6 years ago

    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII…
    WHO RAELY IS ISIS!?.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX-NAME ELLIOTE SHIMON 100% HE WAS MOSSAD AGENT, ISN’T MOSLIMS.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL, WHY NOT? ISIS MADE IN ISRAELI.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO (Paris).
    ISRAEL DID 9/11 & INSIDE JOBS.
    KU QOR GOOGLE AMA YOU TUBE QODOBADAAS OO FIIRSO XAQIIQDAAS.

  • NuurkaNederland 6 years ago

    Nuurka.
    POLITICAL ANALYST.
    QATAR WAXAY RABTAA INAY GUDOOMIYAHA KU CADAADISo IN FARMAJO UU SEXEEXO QARAARKII BARLAMANKU KU MAMNUUCAY DP WORLD.
    QATAR KALIYA WAXAA U MUUQATA SIDII AY U TIRTIRI LAHAYD SAAMAYNTA UAE AY SOMALIYA KU LEEDAHAY.
    XAQIIQDII WAAN KU TAAGEERSANAHAY.
    WHY? UAE FIIRI WAXAY YEMEN KA WADO. WAA SIDAAS SIDAY SOMALIYA LA RABTAY UAE.
    NO MORE UAE.
    AMERICAN TOILET PAPER.
    GO FUCK YOUR SELF.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com