Guddoomiyaha Barlamaanka Hiirshabeele oo la kulmay RW Rooble

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Hiirshabeele oo la kulmay RW Rooble

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabeelle Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Muxumed oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Xafiiskiisa

Madaxweynaha Hirshabeelle, “Cunaqabatayn Diidnay!”
Falanqeyn: doorashadda lagu heshiyeey maxay kaga duwantahay tii 2016kii (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabeelle Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Muxumed oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Xafiiskiisa shaqo ku booqday R’iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble

Guddoomiye Dr Cabdixakim ayaa uga war bixiyay Ra’iisul Wasaaraha xaaladaha guud ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, waxuuna uga mahadceliyey dowrka lama ilaawaanka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadanayso taageeridda Dowlad Goboledka Hirshabelle.

R’iisul Wasaare Rooble ayaa ku booriyay Guddoomiyaha inay dardar geliyaan howlaha ay u hayaan Bulshada degaannada Maamulka Hir-Shabeelle.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo isna ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa dhankiisa kulamo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo tan Hir-Shabeelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: