Guddoomiyaha Bandar Bayla oo Beeniyey Eedayn Xildhibaan (dhegayso)

Guddoomiyaha Bandar Bayla oo Beeniyey Eedayn Xildhibaan (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Bander Bayla, Saciid Adan Cali Anteno, ayaa wax-kama-jiraan ku tilmaamay eedeyn kulul oo uu u jeediyey mid ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Bandar Bayla. Eeddaas ayaa ahayd in maamulka degmadu caadaystay ku takrifalka awoodda maamul.

Taas baddalkeeda, Siciid Anteeno wuxuu sheegay in maamulkiisu qabtay waxqabad ballaaran ayna dadka deegaanku markhaati ka yihiin.

Wuxuuna arrintaas iyo kuwo kalaba kaga hadlay wareysi uu caawa Radio Daljir siiyey wuxuuna u warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman.”

Hoos ka Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com