Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Daljir uga Waramay Heshiiska Dekedda Bossaso

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Daljir uga Waramay Heshiiska Dekedda Bossaso

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa shalay ku soo guryonoqday Puntland, kana soo degay madaarka caalamiga ah ee Bandar Qaasim. Guddoomiyaha ayaa heshiiskii Dekedda Bossaso iyo Dawladda Dubai uga waramay Xasan Haykal iyo xarunta Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com